Abiy Ahmed oo la kulmay Siyaasi horey dil loogu xukumay

Ra’isul Wasaaraha dalka Itoobiya Abiy Ahmed ayaa dalka Mareykanka kula kulmay Siyaasi Mucaarad ku ahaa dowlada Itoobiya horeyna loogu xukumay dil toogasho  isaga oo dalka ka maqan. Abiy Ahmed ayaa kulan gaar ah la qaatay Berhanu Nega oo ah Hogaamiyaha Ururka Ginbot7 oo horey uga mid ahaa Ururo laga mamnuucay dalka Itoobiya kuna jiray Liiska waxa loogu … Continue reading Abiy Ahmed oo la kulmay Siyaasi horey dil loogu xukumay